

Ka Baro Xirfado Barayaasheena
Barashada Suuqa Forex waa mid sahlan marka aad hesho aqoon saxan iyo bare xirfadle ah. waana sababta aan kuugu diyaarine manhaj ka kooban muuqaallo iyo live Zoom + Bud bud Commmunity.
Su'aal miyaad qabtaa?
+252629144426




Arday
1.3k
Dhameysatay fasallada
3.5k


10 +
Khibrad
Wax badan inaga Ogow
Ka baro Forex Barayaal Xirfad u leh
Barashada Forex waa mid ubaahan waqti iyo tababar , waana muhiim in aad hesho bare ku haga. Waana sababta aan idinku diyaarine , Xirfadlayaashi Suuqa.
-
6 +
Barayaal Xirfadleh -
17
Cashar -
600 Arday
in kaban -
30
Muuqaallo
Kusoo Dhawoow Gacmo Furan
Fasallo Qiimo leh


36k+ Enrolled Students




Barnaamijka Fogaandersi
Fasallo Online ah
Waxaan bixinaa Fasallo fogaandersi ah, ama ku baxa qaaab Online ah. Ardaygu waxa uu heli doonaa casharro qaab casri ah loo diyaaariyey oo leh kedis (imtixaan) iyo shahaado, Live zoom + Bud Bud Community Team (Telegram).

Qaadashada Fasallada
Ogeysiisyada Cusub

Dhacdooyin Suuqa & Xogo kale
Falanqeynta Suuqa
