
Koorsadani Forex Bilow | waa barnaamij si gaar ah loogu talagalay dadka cusub ee raba inay bartaan suuqa sarifka lacagaha (Forex). Waxay kugu hagi doontaa fahamka aasaaska Forex, sida suuqa u shaqeeyo, xeeladaha ganacsiga, iyo sida loo yareeyo khasaaraha loona kordhiyo faa’iidada.
Koorso-kan wuxuu ku siinayaa faham adag oo ku saabsan sida ganacsatada guuleysta ay u wajahaan suuqa Forex. Waxaa loogu talagalay qofwalba oo raba inuu si sax ah u barto suuqan ka hor inta uusan bilaabin ganacsiga dhabta ah.
What Will You Learn?
- Aasaaska Forex iyo sida uu u shaqeeyo.
- Noocyada ganacsiga Forex (Scalping, Day Trading, Swing Trading, iwm.)
- Sida loo furo, loo xiro, iyo loo maareeyo ganacsiga (Orders & Positions)
- Fahamka calaamadaha suuqa (Technical & Fundamental Analysis).
- Maamulka Khatarta iyo Qorsheynta Ganacsiga.
- Koorso-kan wuxuu ku siinayaa faham adag oo ku saabsan sida ganacsatada guuleysta ay u wajahaan suuqa Forex. Waxaa loogu talagalay bilowgayaal raba inay si sax ah u bartaan suuqan ka hor inta aysan bilaabin ganacsiga dhabta ah.
Course Curriculum
forex for beginner
-
Horudhaca Forex
00:00 -
Lacagaha la isku sarifo Forex trading
00:00 -
sababta loo doortay lacagahan
00:00 -
qaabka loo akhriyo lacagaha
00:00 -
Fa’iidooyinka Forex trading
00:00 -
yaa saameyn ku leh forex
00:00 -
forex sessions (suuqyada forex)
00:00 -
sida lacagta looga sameeyo forex
00:00 -
erey bixinta forex
00:00 -
Sida demo acount loo sameysto
00:00 -
SIDA TRADE LOO FURO (Q1AAD)
-
PENDING ORDERS
-
what is lot zise?
00:00 -
SIDA SHAASHADA TRADINGVIEW LOO QURXIYO (updated)
00:00 -
tradinview mobel (updated)
00:00
Student Ratings & Reviews
4.0
Total 11 Ratings
It was nice
Waa cashiro qof walbo below ah hafmi 📈📉
masha allah waan dhameestay dhamaan cashirada waana fahmay ALLA ayaana kumahadsan
Masha allah waan fahmy
It was good experience for me I've learned a lot of trading process thank you teacher.
The course was amazing, learned alot!
Thanks.
Thanks.
Yes its a good for me
taking this course was really amazing and enjoyable thanks to the instructor and the Budbud team
Waa casharro si wanaagsan loo diyaariye , qofka bilowga ahna uu u fahmi karo si sahlan. Mahadsanid ustaad.
Guul Insha Allaah.
Masha Allah
new lesson
waxan qeybta bilowga kuso darnay cashar ku saabsan sida trade loo qaato
new lesson
waxan course qeybta bilowga kuso darnay cashar kusaabsan sida trade loo qaato