Course Curriculum
horudhaca casharka
-
qaabka larabo inaad casharada udaawato
00:00
STRATEGY AND ENTERIES
FOREX ACOUNTS
HOW TO ANALAYS MARKET
Trading plan and Risk management
Trading psychology
simulation tutorial
Student Ratings & Reviews
5.0
Total 5 Ratings
haa add io add ayey uwanagsan thy
ustaad magacaygu waa ismail mahadi alle ayay usugnaatay oo iga mid dhigay ardayda budbud academy markii aan soo galayay forex waxaan aamin sanaa iyo markii aan 2 bill dhigtay cilmi aad u wayn yaa iiga baxay
forex saan ka aamin sanaa maahan ee 100% aad ayuu ufudud yahay haddii aad kabaranayso budbud acedmy waxaana kula dardaarmayaa ardayda iga dambaysa haddii ay nasiibkoodu noqdo in ay wax kabartaan academyadda
budbud inay si fiican uga faa idaystaan ustaadka ustaad abaalkaagu janno mahadsanid

it is good
good
apdate lesson
waxan apdate ku sameynay casharada kala ah
technical analays
sida challenge acount looga furto fundednext
waa qeybta advanced ka
Magacaygu waa mohamed kamida ardayda labada bil ee bud bud accedemy team jullay 2025 waxa badan baa iiga baxay forex run ahaanti mo gedef aad baa umahadsanatahay sida quruxda badan aad course ka u diyaarisay waxan filaya wuxu maclumada oo cusub ama soo kordha in aad isla bage kan kus oo kordhindoontaan team budbud mahadsanidin dhamaantin peace and love✌️