Forex Bilow

Beginner Forex | Forex Bilow ah

Koorsadani Forex Bilow | waa barnaamij si gaar ah loogu talagalay dadka cusub ee raba inay bartaan…

Koorsadani Forex Bilow | waa barnaamij si gaar ah loogu talagalay dadka cusub ee raba inay bartaan suuqa sarifka lacagaha (Forex). Waxay kugu hagi doontaa fahamka aasaaska Forex, sida suuqa u shaqeeyo, xeeladaha ganacsiga, iyo sida loo yareeyo khasaaraha loona kordhiyo faa’iidada.

Koorso-kan wuxuu ku siinayaa faham adag oo ku saabsan sida ganacsatada guuleysta ay u wajahaan suuqa Forex. Waxaa loogu talagalay qofwalba oo raba inuu  si sax ah u barto suuqan ka hor inta uusan bilaabin ganacsiga dhabta ah.

What Will You Learn?

  • Aasaaska Forex iyo sida uu u shaqeeyo.
  • Noocyada ganacsiga Forex (Scalping, Day Trading, Swing Trading, iwm.)
  • Sida loo furo, loo xiro, iyo loo maareeyo ganacsiga (Orders & Positions)
  • Fahamka calaamadaha suuqa (Technical & Fundamental Analysis).
  • Maamulka Khatarta iyo Qorsheynta Ganacsiga.
  • Koorso-kan wuxuu ku siinayaa faham adag oo ku saabsan sida ganacsatada guuleysta ay u wajahaan suuqa Forex. Waxaa loogu talagalay bilowgayaal raba inay si sax ah u bartaan suuqan ka hor inta aysan bilaabin ganacsiga dhabta ah.

Course Curriculum

forex for beginner
waa bilowga suuqa oo ah casharo duuban oo inta aan live zoom ka bilaabmin lagaarabo inaad sii fahamto.

  • horudhaca course| waa maxay forex
    00:00
  • Lacagaha la isku sarifo Forex trading
    00:00
  • sababta loo doortay lacagahan
    00:00
  • qaabka loo akhriyo lacagaha
    00:00
  • Fa’iidooyinka Forex trading
    00:00
  • yaa saameyn ku leh forex
    00:00
  • forex sessions (suuqyada forex)
    00:00
  • sida lacagta looga sameeyo forex
    00:00
  • erey bixinta forex
    00:00
  • SIDA SHAASHADA TRADINGVIEW LOO QURXIYO (updated)
    00:00
  • tradinview mobel (updated)
    00:00
  • what is PIP?
    00:00
  • TIME FRAME
    00:00
  • candlestick (dabeecadaha candle ka )
    00:00
  • Sida demo acount loo sameysto
    00:00
  • SIDA TRADE LOO FURO (Q1AAD)
    00:00
  • PENDING ORDERS
    00:00
  • what is lot zise?
    00:00

Student Ratings & Reviews

4.4
Total 18 Ratings
5
13
4
3
3
0
2
0
1
2
NM
3 weeks ago
Thanks 😊
LC
4 weeks ago
It was good
AA
1 month ago
Wow, Useful course
IM
2 months ago
Teacher, what you said is true, I think even a blind person can see.
AJ
3 months ago
Masha allah nice cashar ruunti
AA
3 months ago
Most needed
SA
3 months ago
Inta aan daa2aday waa dhigtay imika kahor
MD
7 months ago
It was nice
KS
9 months ago
Waa cashiro qof walbo below ah hafmi 📈📉
IS
10 months ago
masha allah waan dhameestay dhamaan cashirada waana fahmay ALLA ayaana kumahadsan
MA
10 months ago
Masha allah waan fahmy
IC
10 months ago
It was good experience for me I've learned a lot of trading process thank you teacher.
FD
10 months ago
The course was amazing, learned alot!
Thanks.
MA
11 months ago
Yes its a good for me
MH
11 months ago
taking this course was really amazing and enjoyable thanks to the instructor and the Budbud team
AO
1 year ago
Waa casharro si wanaagsan loo diyaariye , qofka bilowga ahna uu u fahmi karo si sahlan. Mahadsanid ustaad.
Guul Insha Allaah.
AN
1 year ago
Masha Allah

new lesson

Ustaad. Mohamed Gedef
By Ustaad. Mohamed Gedef
1 year ago

waxan qeybta bilowga kuso darnay cashar ku saabsan sida trade loo qaato

new lesson

Ustaad. Mohamed Gedef
By Ustaad. Mohamed Gedef
1 year ago

waxan course qeybta bilowga kuso darnay cashar kusaabsan sida trade loo qaato