ABOUT US

waxaan boqolaal dhalinyaro somali ah ka caawinay inay gaaraan isku filnaasho dhaqaale iyo mid xoriyadeed waxaan dhalinyaro badan ka saarnay maankooda waxa la yiraahdo mushaar iyo ushaqeynta qof bani Aadam ah tan iyo 2020 ayan u adeygeynay dhalinyaro soomaaliyeed inaga oo isticmaaleyna platform kala duwan sida telegram,youtube iyo classroom

hadaba nagu soo biir oo ka bax faqriga iyo nolol xumada

Waxaa rabnaa inaa noqono academy ga ugu weyn ee soo saara aqoon yahanada Cilmiga Forex ka.

Waxaaan rabnaa iney dhalin yaradeena fahmaan suuqyada caalamka iyo qaaabka looga shaqeysto internet ka iyada oo uu ugu weyn yahay cilmiga Forex ka.

Waxaan rajeyneynaa inaan soo hooyindoono Guulo aad u sareeyo.

Help & Support

Noogu soo Gudbi cabashadaada link yada hoos ku xusan .

icon-7.png

Call Us

+252614750127
whatsapp+252629144426

icon-10.png

Email Us

budbudacademy@gmail.com